Shir dowlada Somalia & Maamul goboleedyada uga socday Garowe oo War murtiyeed laga soo saaray (Daawo Sawirro)

Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka kulankiisii sedexaad ayaa ku soo gebagaboobay magaalada Garoowe, waxaana laga soo saaray War-murtiyeed ka koobnaa 12 qodob. Lataliyaha Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS ee arrimaha Warfaafinta iyo Xiriirka, Cabdicasiis Cabdi Xaaji Gobdoon ayaa Wadaxaajood iyo falanqayn dheer kadib warfidiyeenada u aqriyay qodobadan soo scoda oo ay madashu isku raacday:- 1) … Continue reading Shir dowlada Somalia & Maamul goboleedyada uga socday Garowe oo War murtiyeed laga soo saaray (Daawo Sawirro)